Site icon Qaamuus

ereyga

Hohob

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Kabdaha nooc ka mid ah.

Hohob

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Geed aan qodax lahayn oo miro la cuno oo macaan bixiya una eg gomoshaaga. 2. (w) Miraha geedkaas.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hohob

tabakar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version