Site icon Qaamuus

ereyga

holac-kaadihays
(m.l) (-cyo .., m.dh)

(daaw.) Halaamacoodka kaadihaysta, inta badan waxa keena baktiiriyada “escherichia coli”. Astaamo: kaadirabid badan, kaadi gubid iwm.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh holac-kaadihays

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version