Site icon Qaamuus

ereyga

holac-kaadimareen
(m.l) (-cyo .., m.dh)

(daaw.) Halaamacoodka kaadi mareenka cadkiisa hore, waxaana sida badan keena jabti (specific urethritis), ama infekshin ka yimaada cudurrada galmada (nonspecific urethritis).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh holac-kaadimareen

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version