holac-qabsiinood
(m.l) (-cyo .., m.dh)(daaw.) Jirrada ama h. q. oo astaanta ugu horreysa ay tahay uur xanuun dhinaca midig ee hoose. Waxaa weheliya, sida badan, matag iyo qandho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh holac-qabsiinood ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg