Holci
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Dab holac ka keenid. 2. Wax gubid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga holci ↴
olol | belbeli | biri | holcid | holcin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg