Holon
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dabayl kulul; hongorre. 2. Gaajo iwm. 3. Carro, dambas iwm. oo kulul. ld holan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga holon ↴
holan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg