honog
(m.l)Sangoror.
honog
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ngay, -nogtay; -ngi)Sanka dhiig ka sii deyn. ld hunug.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh honog ↴
hongid [m.f.dh]
eeg honog². ld hungid.
hunug [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ngay, -nugtay)
ld honog².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg