Site icon Qaamuus

ereyga

honono'
(m.l)

Ka soo hormaridda neef ooman ama dhalay uu ka soo hormaro xooluhuu la socday.

honono'
(m.dh)

Marka geelu xilligii uu dhali lahaa muddo yar ka hor dhalo; horaadis.

honono'
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-o'ay, -o'day)

Neef dhalay ama ooman xooluhuu la socday ka soo hormarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh honono'

honono' [m.l]
Ka soo hormaridda neef ooman ama dhalay uu ka soo hormaro xooluhuu la socday.

honono' [m.dh]
Marka geelu xilligii uu dhali lahaa muddo yar ka hor dhalo; horaadis.

honono' [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-o'ay, -o'day)
Neef dhalay ama ooman xooluhuu la socday ka soo hormarid.

honono'id [m.f.dh]
eeg honono'³.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version