Site icon Qaamuus

ereyga

Hoo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Siinta cid wax la siiyo.

Hoo

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ooyay, -oyday; -ooyi)

1. Cid wax loo soo taagay ama la siiyey qaadasho. 2. H.!: qabo!, qaado.

Hoo

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-ooyay, -oysay)

1. Xoolo, dad iwm habeen meel bariisiin. 2. Xoolo, dad iwm hoy gelin. 3. Hanti aan deyn ahayn oo cid u baahan siin. ld hoy², hoyi.
hooto-nuug*

Nirig ama awr yar oo aan hooyadii laga maalin ee caanaha oo dhani calooshiisa ku dhacaan. Hootanuug.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoo

aagga-qabow | ba' | ba' | eber sugan | da' | waab | waab | xaab | gaabso | haadaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version