Hoog
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dhacdo leh dhibaato lagu hoobto; ba'; belo.
Hoog
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Dhacdo dhibaato lagu hoobto leh la kulmid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoog ↴
ba' | ba' | nabsi | basanbaas | bi'i | duf | dugey | feleg |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg