Site icon Qaamuus

ereyga

hooji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cid hoog ku ridid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hooji

bi'i [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Hoog iyo dhibaato gaarsiin; hoojin, beleyn. 2. Hawl, arrin iwm. si gurracan u fulin. 3. “Ka bi'i”: wax meel ku yaal ka tirid; baabi'i..

hoojin [m.f.dh]
eeg hooji.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version