hoojin
(m.f.dh)eeg hooji.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoojin ↴
bi'i [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Hoog iyo dhibaato gaarsiin; hoojin, beleyn. 2. Hawl, arrin iwm. si gurracan u fulin. 3. “Ka bi'i”: wax meel ku yaal ka tirid; baabi'i..
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg