Site icon Qaamuus

ereyga

Hoomiyostaasis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Sugidda xaaladaha joogtada ah ee gudaha noolaha, taas oo u oggolaanaysa unugyada inay si wanaagsan u shaqeeyaan, iyaga oo anay saamaynin isbeddel kasta oo ka dhaca degaanka dibadda ee noolaha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoomiyostaasis


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version