Site icon Qaamuus

ereyga

hoori
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-iyay, -isay)

1. (f.g) Hoore shubmaya weel u dhigid. 2. (f.g) Hees iwm cid la jiibin. 3. (f.g) Wax fiirin. 4. (f.mg) Ka h.: hoore weel ku jira ka wada shubid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoori

dulkahoorid [m.f.dh]
eeg dulkahoor².

gabdhon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-omay, -ontay; -omi)
Daadasho, hoorid (roob).

habay [m.l]
1. H. ah: weel cusub oo la tolay, markaa la agloolay oo hoorihii lagu shubo sii daaya. 2. ld habyid. ld habayo.

hoorid [m.f.dh]
eeg hoor². ld hoorrimaad.

hoorin [m.f.dh]
eeg hoori. ld hooris.

hooris [m.l]
ld hoorin.

hoorrimaad [m.l]
1. Inta uu da'ayo roob curtay. 2. Tifqidda muddo hoore tifqayo. 3. ld hoorid.

jiib [m.l]
1. Hoorinta iyo isla qaadidda heesaha cayaaraha. 2. Cayaar gaar ah.

khoori [m.l] (-iyo, m.dh)
Gacan yar oo bad berriga soo gudaggala.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version