Hoos-u-dhac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(dhaq.) Xilli waddan dhaqaalihiisu uu hoos u dhaco, dhinaca wax soo saarka, beeraha, warshadaha, taaso ay keento hoos u dhac qiimaha lacagta, iyo shaqo la'aan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoos-u-dhac ↴
kulqaate |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg