Site icon Qaamuus

ereyga

Hoosdhaw

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Shaqalka carabiga mid ka mid ah oo xuruufta hoos loogaga dhigo. 2. ld hoosdhebid.

Hoosdhaw

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-dhabay, -dhabtay; -dhebi)

Xuruufta carabiga shaqal hoos uga dhigid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoosdhaw

hoosdhebid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version