Site icon Qaamuus

ereyga

hoosgeli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Neef riyo ah oo la lisayo madaxiisa bowdyaha dhexdooda gelin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoosgeli

hoosgelid [m.f.dh]
eeg hoosgal.

hoosgelin [m.f.dh]
eeg hoosgeli.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version