Site icon Qaamuus

ereyga

hoosh
(m.l)

Boobidda wax la boobo.

hoosh
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-shay, -shtay)

Cid wax boobid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoosh

bidaar [m.dh]
Iin madaxa ragga gasha oo timaha hoosha ama wax yar ku reebta.

hooshid [m.f.dh]
eeg hoosh².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version