Hooskalla'
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Qof u muuqda inuu wanaagsanyahay oo aan wax tar lahayn. ld hoosgalla'.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hooskalla' ↴
hoosgalla' | hooskalla' |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg