Site icon Qaamuus

ereyga

hoosmari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax, wax kale hoostooda dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoosmari

afgembi [m.l]
1. Hab aan sharci ahayn oo dowlad dhisan lagu beddelo; inqilaab. 2. Hoosmaridda, wax afkooda sare uu hoos maro. 3. ld afgembiyid.

hoosmarin [m.f.dh]
eeg hoosmari.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version