Site icon Qaamuus

ereyga

Hooto

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Waran oo lagu dagaallamo; eebo. 2. Neef dhashiisa ma ahee dhasha kale nuugto.
hooto-nuug*

Nirig ama awr yar oo aan hooyadii laga maalin ee caanaha oo dhani calooshiisa ku dhacaan. Hootanuug.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hooto

gamas | labadhegood | riddo | shootoli | wareen | wareen |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version