Site icon Qaamuus

ereyga

hor-imow
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-maaday, -maatay)

1. Ka h.: qof hortiisa ka imaansho. Tus. “Xasan baa Cali jidka uga hor yimid”. 2. Ka h.: cid arrin, hadal iwm ku qilaafid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hor-imow

hor-imaansho [m.f.dh]
eeg hor-imow.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version