Site icon Qaamuus

ereyga

hordhig
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)

1. Wax, wax kale ku hor gudbid. 2. Arrin, dacwad iwm cid wax ka qaban karta hor gayn. 3. Cunto, cabbid iwm cid u gayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hordhig

hordhigid [m.f.dh]
eeg hordhig.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version