Site icon Qaamuus

ereyga

Horin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-immo, m.dh)

1. In xoolo ah oo mar biyo loo sii daayo. 2. Koox dad ah. ld hormo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga horin

firqo | hormee | hormo | wegen | xayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version