Site icon Qaamuus

ereyga

horkeen
(m.l)

ld horkeenid.

horkeen
(Fal Gudbe/Labagudbe1 | Verb Transitive/Bitransitive1) (-nay, -ntay)

1. (f.lg) Qof wax hor dhigid. 2. (f.g.) Ka h.: laba qof is tusid. 3. (f.g) Iska h.: dad isku dirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh horkeen

horkeenid [m.f.dh]
eeg horkeen². ld horkeen¹.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version