hormee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -maysay)1. Wax horin horin u qaybin. 2. Nafley hormo gelin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hormee ↴
hormayn [m.f.dh]
eeg hormee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg