Site icon Qaamuus

ereyga

hormosalaad
(m.l)

Ku soo yaacidda meel wax yaalliin ama wax ka dhaceen lagu soo yaaco. ld qamaan¹.

hormosalaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

Meel ay wax yaalliin ama wax ka dheceen ku yaacid. ld qamaan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hormosalaad

hormosalaadid [m.dh]
eeg hormosalaad². ld qamaamid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version