hortaag
(Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1) (-gay, -gtay)Wax dhanka hore istaajin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hortaag ↴
hortaagan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
Wax, wax ku hor gudban ahaansho.
hortaagid [m.f.dh]
eeg hortaag.
hortaagnaan [m.f.dh]
eeg hortaagan. ld hortaagnaansho.
hortaagnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hortaagnaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg