Hortaagan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)Wax, wax ku hor gudban ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hortaagan ↴
hortaagnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg