horummarin
(m.dh)1. Gaarsiinta cid horumar la gaarsiiyo. 2. Lacag yar oo cid loo qaddimo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh horummarin ↴
hormarin [m.f.dh]
eeg hormari. ld hormaris, horummarin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg