Hoyaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Xilliga xoolaha iyo dadkuba ku soo uruuraan hoygooda (fiidkii). 2. H. ah: nafley u socota meeshii ay ku hoyan lahayd. 3. Raashin ay cidi habeen cunto.
Hoyaad
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Xoolo dad iwm hoyaadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoyaad ↴
hoyaadi | hoyaadid | hoyaadin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg