Site icon Qaamuus

ereyga

hoyaadi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Xoolo, dad iwm waqti galab ah hoy u kaxayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoyaadi

hoyaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Xoolo dad iwm hoyaadid.

hoyaadid [m.f.dh]
eeg hoyaad².

hoyaadin [m.f.dh]
eeg hoyaadi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version