hudo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-oday, -otay)Dhar dillacsan tolasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hudo ↴
hudasho [m.f.dh]
eeg hudo.
saddexdhudood [m.l] (-dyo, m.dh)
Maro weyn, cad oo haweenka reer miyigu xir-taan; saddexqayd.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg