Hul
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)God yar oo ciriiri ah.
Hul
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ulay, -ushay)Meel qodid ama daloolin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hul ↴
qaab-dhuleed | oogo-dhul | taag-dhuleed | ugxanside | barashada lakabyada dhulka | biro-dhuleed-alkaliin | biyo-dhuleed | cabbir-dhuleed | cilmiga dhulgariirka | cilmiga muuqaalka dhulka |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg