hullo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-laday, -latay)Ugu h.: cid wax ugu gambasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hullo ↴
hillow [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
ld hullow.
hullaabid [m.f.dh]
eeg hullow. ld hillaab, hillaabid, hillaab¹ (3).
hullasho [m.f.dh]
eeg hullo.
hullow [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax ku hilid. ld hillow.
shullo [m.l]
ld shulle.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg