Huluuq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Qaab loo tolo dharka la xiranayo. 2. ld huluuqid.
Huluuq
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)Si debacsan oo kala fog-fog dhar u tolid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga huluuq ↴
huluuqan | huluuqid | huluuqnaan | huluuqnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg