Site icon Qaamuus

ereyga

Humbaalle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Qaab orod ama socod ah oo qof wax cabsiinaya sameeyo. 2. ld humbaalleyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga humbaalle

humbaallee | humbaalleyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version