Site icon Qaamuus

ereyga

hummaagso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Wax aan si fiican u muuqan eegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hummaagso

hummaagsasho [m.f.dh]
eeg hummaagso. ld hummaagsad, hummaagsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version