Site icon Qaamuus

ereyga

Huraanhuriye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Nooc ka mid ah mariidka oo neefka ku rida neeftuur badan, sidii isagoo orod aad u dheer soo galay neefta ku xiranta dabadeedna wuu dhintaa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga huraanhuriye


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version