Hurdi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Midab u dhexeeya midabka cagaarka iyo kan liinta una eg midabka sacfaraanka.
Hurdi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Seexin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hurdi ↴
aranjaato | bilirubiin | cagaarshow | cismaandooy | cusbur | dhafaruur | falooriin | faxal | gama'sii | gam'i |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg