Site icon Qaamuus

ereyga

Hurdo diid

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Nooc ka mid ah ciyaaraha la raacsiiyo muusikada shareero, waxaana ciyaara beeraleyda ku sugan degaanka webiga Shabeelle.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hurdo diid


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version