Site icon Qaamuus

ereyga

hurre
(m.l)

Midab madow-dhalaal ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hurre

haldhurre [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
1. Haldhaa gooni daaq ah. 2. Cunug gorayo kali ku ah. 3. H. ah: miro sooc ah ama qof ama neef xoolo ah oo door ah.

haybe [m.l]
Midab madow-dhalaal ah; hurre.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version