huufid
(m.dh)1. ld hiifid. 2. Qof soo orday neef gurid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huufid ↴
candhuufid [m.f.dh]
eeg candhuuf².
hiifid [m.f.dh]
eeg hiif². ld huufid.
shuufid [m.f.dh]
eeg shuuf.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg