Huuri
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyaal, m.l/dh/-iyo, m.dh)Gaadiid badeed yar, bedenka ka yar oo lagu kalluumaysto.
Huuri
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Wax meel aan dabayl lahayn dhigid. 2. Cid xabbisid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga huuri ↴
saawee | beden | canshuurid | cashuurid | dhuuri | dhuuri | dhuuri | dhuuricaso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg