Huursan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Wax meel kulul la geliyey ahaansho. 2. Wax xabbis la geliyey ahaansho (qof).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga huursan ↴
caaryo | huursanaan | makhuursan | makhuursanaan | makhuursanaansho | mukhuursan | mukhuursanaan | mukhuursanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg