Site icon Qaamuus

ereyga

Huwan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Dad dano gaar ah heshiis ku ah.

Huwan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Cid wax ku daboolan ahaansho. ld hugan² (2).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga huwan

naayaa | balaaqo | dhood | dhuwan | huwanaan | huwanaansho | mudan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version