Huyuc
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Isbeddelidda wax huuray urkoodu isbeddelo. ld hunyuc¹.
Huyuc
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)Wax la huurshay urkooda isbeddelid. ld hunyuc².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga huyuc ↴
dhuyuc | hunyuc | hunyuc | hunyucsan | hunyucsanaan | hunyucsanaansho | huyucid | huyucsad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg