Huyucsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax qaab xun oo aan kala baxsanayn leh ahaansho. ld hunyucsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga huyucsan ↴
hunyucsan | hunyucsanaan | hunyucsanaansho | huyucsanaan | huyucsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg