ibamaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax la ibamaray ahaansho (hal irmaan). ld ibamaryeysan. ibamaryeysan
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ibamaran ↴
ibamarnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibamaran. ld ibamarnaansho, ibamayeysnaan, iba-maryeysnaansho. ibamaran, ibamarnaansho, ibamayeysnaan, iba-maryeysnaansho
ibamaryeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld ibamaran. ibamaran
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg