Site icon Qaamuus

ereyga

ibdar
(m.l) (-rro, m.dh)

1. Caano yar oo dhowrto ahaan la isugu daro. 2. Xoolaha markay dararaan oo uu naaskoodu gaaro xoorka caanaha. 3. Dhaawac gaara caanamareenka naaska oo ay candhadu caanaha ceshan weydo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ibdar

ciribdarro [m.dh]
Cawaaqib xun ee uu wax ku dhammaado.

nasiibdarro [m.dh]
1. Nasiib wacan la'aan. 2. Dhibaato; mushkilad. ld nasiibxumo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version